Muuqaal: MD Deni oo sheegay in uu dayac dambe oo xagga amniga ka dhaceyn Puntland

09 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa sheegay in uu dayac dambe oo xagga amniga ka dhaceyn Puntland, isagoo khatar kasta si deg deg ah uga jawaabi doona inta uu xilka hayo, lagana hortegi doono meeshii ay doonto haka jirtee, cidii doontana ha wadee.

Madaxweynaha Puntland ayaa yiri “Intaan xilka joogo Hadii Alle idmo, dayac danbe in uusan dhicin baan ballan qaadayaa. Amni daro cid aan ku xurmeyn doono majirto, ninkuu doono ha ahaado, mid dhow iyo mid dheerba”

About The Author