Muuqaal: Madaxweyne Xasan Shiikh “Doorasho Dadban oo danbe macaquul ma aha….markaan xisbi yeesho waxaan ku khasbanahay Kismayo, Garowe & Baydhaba”

09 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay kulan Afur ah ayaa sheegay inaysan dalka ka dhacayn doorasho dadban,
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa yiri “Doorasho Dadban oo danbe macaquul ma aha….markaan xisbi yeesho waxa aan ku khasabanahay Kismayo, Garowe iyo Baydhaba”