Month: March 2025

Muuqaal: MD Axmed Madoobe oo aqbalay gogosha DFS “Qofna keligiis wax ma qaban karo, siyaasadda Soomaaliya waxay ku timid qori isku dhiib….”

30 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Salaadii Ciidul fidriga hadal ka jeediyey ayaa...

Shariif, Khayre & C/raxmaan C/shakuur “Waxaan soo dhoweynaynaa gogosha madaxweyne Xasan Sheekh dhigey, waxase aan dalbanaynaa faahfaahin dheeraad ah”

30 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Ra´iisul wasaare hore Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakur Warsame...

Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay inuu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa Bulshada si ay aragtidoodu qayb……..

29 March 2025 (Puntlandes.com) madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlayay Munaasabadda Ciidul Fitrig ayaa ku dhawaaqay inuu gogol...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka ka dalbaday in uu la wareego gacan ku haynta Garoomada Diyaaradaha ee Balidoogle & Berbera iyo Dekedaha Bosaso & Berbera

28 March 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa qoraal uu u diray ka dalbaday Mareykanka inuu la wareego Garoomada diyaaradaha ee...