Daawo Video: Dibadbax looga soo horjeedo Guddiga Farsamada ee maamul u samaynta Hiiraan & Sh Dhexe oo Beledweyne ka dhacay

31 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday wasaarrada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka DFS oo magacawday Guddiga Farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe o oka kooban 14 xubnood.

134da

Bannaanbaxan oo ahaa mid shacabka ay siweyn uga soo horjeesteen magacaabista guddiga farsamada oo ka kooban 14 xubnood, iyaga eedayn u jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS.

About The Author