Akhriso: Ajendaha uu ansaxiyey Barlamanka Puntland ee kafadhiga 36aad

3 Nov 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Puntland ayaa waxay ansixiyeen Ajendaha Kalfadhigaan ay ka doodi doonaan, go’aana ka gaari doonaan.

Qoraal ka hadlaya Qodobada looga doodayo kalfadhigaan ayaa wuxuu soo gaaray Warbaahinta Puntlandes. Waxaa Barlamanka Puntland dib ugu noqdey ajendahiii hore oo ay ku jireen labo qodob oo uu ka mid yahay dib u eegista xiriirka u dhexeeya DFS iyo Puntland.

Dhanka kale Qodobadaan ayaa waxay yihiin kuwa aad muhiim u ah, ka akhri hoos.

138ca

About The Author