WAR DEG DEG AH: Gudoomiyihii Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug oo iscasilay

4 Nov 2015 (Puntlandes)  War hada kasoo gaaray Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya inuu iscasilay Gudoomiyihii Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug C/fitaax Cumer Daahir (Guruu).

139b

Gudoomiya Cabdifataax Guruu ayaa Warqadii is casilaada u gudbiyey  Wasaaradda Arrimaha gudaha dawladaha hoose & hormarinta reer miyaga Puntland.

Majiraan faahfaahin ku saabsan is casilaadiisa oo soo Gaaray Warbaahinta Puntlandes.

About The Author