Muuqaal-Sawirro: Wasiirka Maaliyada Puntland oo loo magacaabay xilka siihayaha Aggaasimaha Guud ee Maxjaradda Puntland

04 May 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowladda Puntland Maxamed Faarax Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowladda Puntland ayaa waxaa madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni si ku Meelgaar ah ugu xilsaaray xilka siihayaha Aggaasimaha Guud ee Maxjaradda Dowladda Puntland.

Wasiirka ayaa kormeer ku tegay Xarumaha Maxjarada Magaalaa Bosaso isagoona la kulmay Madaxda Hawlwadeenada iyo Dhaaqtiirta si loo dardargeliyo dhoofka Xoolaha.

Wasiir ama siihaye Maxamed ayaa yiri ” Waa in taydada Xoolaha la ilaaliyaa, Gawaarida Xoolaha sida ee ka imanaaya Gobolada Waa in loo fududeeyaa socdaalkooda”

About The Author