DEG DEG-Akhri: Galmudug Oo Diyaaradaha ku amartay inaysan ka degi karin Garoomada Cadaado & C/waaq haddii aysan duulimaadyo ka bilaabin Xaafadda Baraxleey ee Gaalkacyo

13 Nov 2015 (Puntlandes) Warsaxaafadeed loogu digayo Diyaaradaha ka dega ama isticmaala Garoomada Cadaado iyo Caabudwaaq ayaa ka soo baxay muumulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee  Galmudug, iyagoo ku amray Diyaaradaha ka shaqeeya labadaas Garoon inay duulimaad ka bilaabaan Garoonka diyaaradaha ee ay Xaafadda Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo uu CabdiQaybdiid ka samaystay.

Dhanka kale waxaa xusid mudan inay u digeen inay ka joojin doonaan Diyaaradaha ka dega Garoomada Guriceel iyo Dhuusamaereeb oo ay ka taliso Dawladda Ahlu sunna ee Gobolada dhexe.

WAR-SAXAAFADEED AYAA U QORNAA SIDA HOOSE

151bbb

About The Author