Dhagayso: Puntland oo Eedeysay & DFS oo Qiratay inay ogaayeen inay Doonyo ka qaateen Xarardheere

15 Marso 2016 (Puntlandes)  Kadib markii ay dawlada Puntland maanta sheegtay inay ka dambayso waxna ka ogayd DFS ciidamada soo galay Xeebaha Puntand ayaa waxaa ka jawaabay wasiirka Arimaha Gudaha DFS Odowaa.

215-b

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa manta sheegay in DFS ka dambayso arirnta Shabaabka gaaray Xeebo ka mid ah Puntland.

Wasiirka amniga Puntland Qarjab


Dhanka  kale wasiirka Arrimaha gudadaha DFS Odowaa ayaa si cad u sheegay inay ka warhayeen inay Alshabaab doonyo ka qaateen Xarardheere.

Dhagayso wasiirka Arrimaha gudadaha DFS Odowaa oo VOA waraysatay


Puntlandes.com

About The Author