Dhageyso: Naakhuude Doon lasoo Afduubtay Shalay oo ka warama sida Alshabaab u soo Qafaasheen doontiisa

15 Marso 2016 (Puntlandes)  Cabdisalaan Cali Axmed oo ah Naakhuude  ka mid doonyihii ay shalay Alshabaab soo Afduubtay, gaarayna Deegaanka Garacad ee Degmada Jariiban waxaana uu sheegay in laga soo afduubtay Ceelmacaan oo ka hoos tagta Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

158ab

Ciidanka soo afduubtay ayuu ku sheegay Cabdisalaan inay Alshabaab ka tirsanaayeen, waa sida uu hadalka u dhigaye, isagoo  ku sii daray inay soo qaadeen qiyaastii 250 ruux doontiiba ayna ahaayeen 5 doonyood.

Cabdisalaan ayaa tirada guud uu ee Ciidanka ay soo qaadeen ku sheegay in ay garayaan ilaa 1000 dagaal yahan.

Dhagayso Naakhuude Cabdisalaan


Puntlandes.com

About The Author