Daawo Video: Dib u dhiska Laamiga dheer ee Garowe iyo Gaalkacyo oo la bilaabanaya dhawaan

20 Marso 2016 (Puntlandes) Waxaa dhawaan bilaabanaya dib u dhiska wadada Laamiga dheer ee Garowe iyo Gaalkacyo oo Halbowle u ah Dhaqaalaha Puntland.

216-4

Dhawaan ayaa waxaa soo gabagaboobay Sahankii Wadadaas lagu dhisayey iyadoo ay Sahankaas ay ka qayb qaateen Khuburo ka socotay Hay’adda GIZ ee dalka Jamalka laga leeuyahay iyo kuwo reer Puntland.

Dhismaha iyo Dayactirka wadada ayaa noqonaya mid ka kooban sadex Waji waxaana Qorshuhu yahay inuu si xiriira u socdo 3 sano ee soo socota, waxaana la dhamayntriray diyaar garowgii Mashruucaan Qiimaha u leh Puntland.

  1. Wajiga Koowaad Jalam ilaa xarfo
  2. Wajiga Labaad Garowe ilaa Jalam
  3. Wajiga sadexaad Xarfo ilaa Gaalkacyo


Puntlandes.com

About The Author