Daawo Video: Afhayeenka Jubbaland oo ugu Hambalyeeyey guushii ay Ciidamada Difaaaca Puntland ka gaareen Alshabab

25 Marso 2016 (Puntlandes) Afhayeenka Jubbaland oo ugu Hambalyeeyey guushii ay Ciidamada Difaaaca  Puntland ka gaareen Alshabab, isagoo sheegay in jawaab celinta Puntland ee maleeyshiyaadkaasi ay tahay tallaabo cashar u noqoneeysa Alshabaab.

217-3a

Dhanka kale Afhayeenka ayaa sheegay in loo baahanyahay in reer Puntland ay marwaliba muujiyaan isku duubni iyo midnimo, taa oo uu sheegay in cadow kasta looga guuleeysan karo.

Waxaa Xusid mudan in uusan madaxweynaha maamulka Jubaland ka hadlin ilaa iminka, iyadoo ay dadka ka yaabisay mar uu Garoonka Kismaayo ka dhoofayey oo uu Dulmar kaliya kusameeyey mar yy ka hadlayey in Alshabaab lala dagaalamo, laakiin aan marna laga  maqal taageerid uu hadal ku taageero markii Puntland lasoo weeararay iyo u Hambalyey markii ay Puntland cagta marisay Alshabaabkii soo weeraray.

Puntlandes.com

About The Author