Tacsi loo dirayo Qoyskii & Eheladii Marxuum Cabdiwaxid Calixaashi Faarax Dagel

Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa Talaadadii oo ay taariikhdu ahayd 3da May 2016 ku geeryootay Magaalada Wardheer ee DDSI ee Dalka Itoobiya Marxuum Cabdiwaxid Calixaashi Faarax Dagel

222-5a2

Anagoo ah:

Bashir Abshir Gaas

Mahdi Yuusuf Dhuux

Abdirisaq Garwayne

Mahad Bacalwaan

Salebaan Bacalwaan

Sandiko cabdi calimadobe

Cabdicasiis Aadan Gabalaax

Cabdisitaar Xasan dhurwaa

Cabdicasiis Xaashi Daqare

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer Calixaashi Faarax Dagel, waxaan si gaar ah ugu tacsiyeynaynaa Carrurtiisii oo ay ka mid yihiin Burhaan iyo Maxamed.

Waxaana allah uga baryeynaa inuu u naxariisto marxuum Cabdiwaxid Calixaashi Faarax Dagel simir iyo iimaana ka siiyo Qoyskiisa, Janatul fardowsana ka waraabiyo Marxuumka, amiin.

About The Author