Daawo Video: Madaxweyne Gaas oo Faah faahiyay Safar uu ugu amba baxay maanta Muqdisho

18 May 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u safray magaalada Muqdisho iyagoo ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso.
221-4b3
Safarka Wafdiga Mdaxweynuha  ayaa salka ku haya sidii ay uga qeyb gali lahaayeen shirar ka dhacaya Muqdisho kuwaas oo looga hadlayo Hanaanka Doorashada soo socota iyo Golaha Amaanka oo Booqasho ku imaan doona Muqdisho.


Puntlandes.com

About The Author