Dhagayso: Golaha Amaanka oo sheegay in Jawaari diiday inuu la kulmo & Dalbadayna inay barlamanku Ansixiyaan Hanaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey

Wide view of the Security Council Summit on nuclear non-proliferation and disarmament, which was chaired by United States President Barack Obama and unanimously adopted resolution 1887 (2009), expressing the Council's resolve to create the conditions for a world without nuclear weapons. 24/Sep/2009. United Nations, New York. UN Photo/Mark Garten. www.un.org/av/photo/

19 May 2016 (Puntlandes) Xubnaha Golaha amniga ee QM ayaa maanta ku tagay magaalada Muqdisho safar hal maalin ah, iyagoona kulan kula qaatay Xarunta Xalane Madaxweynaha DFS, Raysul Wasaaraha DFS iyo Madaxweynayaasha untland, KGS iyo Galmudug.

Wide view of the Security Council Summit on nuclear non-proliferation and disarmament, which was chaired by United States President Barack Obama and unanimously adopted resolution 1887 (2009), expressing the Council's resolve to create the conditions for a world without nuclear weapons. 24/Sep/2009. United Nations, New York. UN Photo/Mark Garten. www.un.org/av/photo/
Wide view of the Security Council Summit on nuclear non-proliferation and disarmament, which was chaired by United States President Barack Obama and unanimously adopted resolution 1887 (2009), expressing the Council’s resolve to create the conditions for a world without nuclear weapons.
24/Sep/2009. United Nations, New York. UN Photo/Mark Garten. www.un.org/av/photo/

Madaxweynaha Golaha Amaanka ee QM ayaa sheegay inay Cod dheer ugu sheegeen inay DFS hawsha Doorashada ay ku qabato maalinkii la go’aamiyey, waxa uuna Xusay in ay doonayeen inay la kulmaan Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Jawaari laakiin uu diiday inuu la kulmo Golaha Amaanka.

Golaha Amaanka ee QM ayaa waxay sheegeen inay ka midaysan yihiin ayna taageerayaan Hanaankii doorasho ee ay Hogaamiyayaasha Soomaalidu ay ku soo heshiiyen waxayna ka dalbadeen Baarlamaanka DFS inay Ansixiyaan Hanaanka Doorasho ee lagu soo Heshiiyey.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay.

Puntlandes.com

About The Author