Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiiradda Maamulka KHaatumo Oo Dhamaystiran

Erigo’an: Madaxweynaha Khaatumo Mudane Prof Dr Cali Khaliif Galayr ayaa dhamaystiray golihii wasiirada maamul goboleedka Khaatumo, Golaha wasiirada ee Prof Galayr ayaa waxay ka kooban yihiin 34 Wasiir oo kala ah 9 wasiir, 4 Wasiiru dowle, 19 Wasiir ku xigeeno iyo Wsiir ku xigeen dib laga soo magacaabayo. Golaha Wasiirada ayaa Shirkooda koowaad ku yaashay Toga Erigo’an.

Hoos ka Akhri liiska wasiiradda Khaatumo oo dhamaystiran

 

Wasiirada Khaatumo:

  1. Maxamed Cali Cartan -Wasiirka Wasarada Arimaha dastuurka iyo Federalka (Taleex)
  2. Mukhtaar Ciise Faarax- Wasiirka Wasaarada Macdanta & Biyaha(Boocame)
  3. Xasan muuse Cawl- Wasiirka Wasaarada Maaliyada(Carooley)
  4. Axmed Gacmo yare-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta.( Dharkayn geenyo)
  5. Kayse Cabdi yusuuf-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib-u-heshiisiinta(Widh widh)
  6. Faarax Cade Faarax – Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada(Ceegaag)
  7. Ismaaciil Axmed Cumar-Wasiirka Wasaarada amniga(Buuhoodle)
  8. Wasiirka arimaha dibada iyo Qurbajooga:Maxamed Ibraahim Ducaale.(Xudun)
  9. Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa:C/Risaaq Cawil Bacaluul.(Buuhoodle)

Wasiiru-Dawlayaasha Khaatumo:

  1. Wasiiru Dawlaha Xanaanada XoolahaIbraahim Guure-(Laascaanood)
  2. Wasiiru-dawlaha wasaarada Madaxtooyada C/Kariin Faarax Dhaaye.(Taleex)
  3. Wasiiru-dawlaha wasaarada Arimaha Bulshada:C/Qaadir Ducaale Faarax.
  4. Wasiiru-Duulaha wasaarada arimaha dibeda iyo qurbo-Jooga.Rashiid Cawil Cabdi Hiirad(Buuhoodle)

 

Wasiir-ku-xigeenada maamulka Khaatumo

  1. Wasiir-ku-xigeenka Cadaalada iyo  Dastuurka :C/Raxmaan Cabdi Xaaji Faarax:.
  2. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada arimaha dibeda iyo qurbo-Jooga.Safiya Cali Caateeye.(Buuhoodle)
  3. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada arimaha dibeda iyo qurbo-Jooga.Maryan Hassan Dirie.
  4. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada arimaha Gudaha :C/LLaahi Jaamac Diiriye Isleged(Laascaanood)
  5. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada arimaha Gudaha:Abshir C/Casiis Sheekh Maxamuud
  6. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Maaliyada: C/rashiid Xaaji maxamed
  7. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Maaliyada :Maxamed Cali Bashiir:
  8. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Amniga:Saynab Maxamed Muuse
  9. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Amniga Faysal maxamed Xassan Falaalug.(Taleex)
  10. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Arimaha Bulshada Xamdi Qaran C/llaahi Cabdi
  11. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Arimaha Bulshada:Faysal Muuse Deri
  12. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Arimaha Bulshada:Xaliimo Maxamed Jaamac
  13. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada  Khayraadka iyo Biyaha:Maxamed Abokor Joofey
  14. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Khayraadka iyo Biyaha:C/risaaq Siciid Aw-Ismaaciil
  15. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Xoolaha iyo Deegaanka:Yaasiin Muuse Warsame.
  16. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Xoolaha iyo Deegaanka:Siciid Maxamed Mirre.
  17. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta:Faarax Maxmed Cashuur
  18. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta:Axmed C/llaahi Yuusuf
  19. Wasiir-ku-xigeenka wasaarada Madaxtooyada:C/Qani Khaliif Faarax.

Waxaa hadhay wasiir-ku-xigeenka kale ee Wasaarada Cadaalada iyo Dastuurka dib baa laga magacaabi doonaa wuu dhiman yahay weli.

Waxaa isna la magacaabay Taliyaha guud ee ciidanka Khaatumo oo aanan weli helin magaciisa.balse dhowaan la soo saari doono insha alaah.

Puntlandes.com

 

About The Author