AKHRISO: Mowqifka Puntland ay ka soo saartay Khilaafka madaxda DFS

Garowe (Pes): Dawladda Puntland ayaa soo saartay bayaan ku saabsan khilaafka ka aloosmay Madaxwaynaha iyo Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka, taas oo ay ka muujisay walaac ku aadan saamaynta khilaafkaasi uu ku yeelan doono habsami u socodka hawlihiii loo idmaday DFS iyo gaaritaanka himilada 2016.

Hoos ka akhriso qoralka Puntland

936

937

 

Puntlandes.com

About The Author