Bishaaro Bishaaro Akhristayaasha Puntlandes.com waxay idiin soo Gudbindoontaa Qoraalkii

Akhristayaasha sharafta mudan ee ku xiran Puntlandes.com waxay idiinku bishaaraynaysaa in ay dib u bilaabidoonto Qoaraalkii Xiisaha badnaa ee la magac baxay ” Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland” kaasoo uu Qoraagu uu ku falanqayn jiray Dhacdooyinka ugu Xiisaha badan ee ka dhaca Puntland iyo dabagal Shaqada ay qabato Xukuumad Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo sida ay dalka ku hogaaminayso waa Barnaamij aad iyo aad u xiiso badan ee ha moogaan.

Qoraalkani wuxuu soo baxayaa Todobaad kasta markuu dhamaado ha moogaan ee Akhriso haddii aad reer Puntland tahay way ku saamaynaysaa sida ay wax u wado Xukuumadda uu hogaamiyaa Dr Gaas haddii aad Soomaalida kale tahayna way ku saamaynaysaa ee ha moogaan in aad Akhrisato sida wax u socdaan Puntland iyo meesha Xukuumadda uu hogaamiyo Dr Gaas ay ku wado Puntland.

Puntlandes.com

About The Author