War Deg Deg ah — Diyaarad siday 297 Rakaab ah nooceeduna yahay Boeing 777 ayna leedahay Malaysia Airline ayaa lasoo ridey

0

 

113

War ka soo Malasiya Airline ayaa lagu sheegey in maanta lawayay Diyaarad rakaab oo Boeing 777 ay ayna shirkadu leedahay waxaana saarnaa 297 qof Flight 17. Waxaana ugu wardambaysay hawada dalka Ukrain .

Saacado ka dib waxaa la xaqiijiyey iney Diyaaradu ku dhacdey xadka Ukrain iyo Ruushka.

 

La taliyaha wasiirka arimaha gudaha Ukrain  ayaa bartiisa facebook soo dhigay in argagisada ka dagaalamaysa Ukrain waa siduu hadalka u dhigaye ay soo riday diyaarada

 

Diyaarada dhacdey waxay saaka ka duushey Amstardam dalka Holland waxayna ku socotay Caasimada Malaysiya ee Kuala Lumpur.

Lama yaqaan in Soomaali saarney diyaaradan iyo inkale maadaama Soomaali badan degan tahay Malasiya iyo Halland ba.

 

Xafiiska wararka

Puntland.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *