War Deg Deg ah — Diyaaradii la soo riday oo inta badan rakaabkii saarnaa la xaqiijiyey.

0

118

 

Dadkii saarnaa diyaaradii la soo riday ee Malaysiya Airline, Flight 17, ayaa intooda badan la xaqiijiyey wadamada ay ka soo jeedaan.

Waana sidan wadamada ay ka soo jeedaan:

1-   Holland 154 qof

2-   Australia 27 qof

3-   Malaysiya 23 qof

4-   Indonisuya 11 qof

5-   UK 6 qof

6-   Jarmal 4 qof

7-   Belgim 4 qof

8-   Philippines 3 qof

9-   Kanada 1 qof

Wadarta guud waa 233 qof inta la xaqiijiyey. Inta soo hartay oo ah 64 wali lama xaqiijin.

119

Inkastoo Soomaalidu ay wataan baasabooro kala duwan hadanaila hada dadka la xaqiijiyey kuma jiraan Soomaali.

120

Rakaabkii saarnaa diyaaradii Malaysiya Airline, Flight 17 ee lagu soo riday gantaal waa wada dhinteen. Faahfaahin riix halkan

 

Xafiiska wararka

Puntland.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *