Daawo Video: Maamulka Gobolka Mudug ayaa ka hadlay qaraxyadii is xig xigay ee ka dhacay Magaalada Galkacyo

Maamulka Gobolka Mudug ayaa ka hadlay qaraxyadii is xig xigay ee ka dhacay Magaalada Galkacyo iyagoo qiraya Qaraxyada ku soo badatay iyo Amnixumada ka jirta Gobolka.

Waxaa Gudoomiye ku xigeenka wariye waydiiyey sasbabta ay u joojiyeen Ciidamada Birmadka Baaritaanadii ay samayn jireen.

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author