Daawo Video: Qudbadii uu Garaad Jaamac Garaad Ismail ka jeediyey Shirkii Beelweynta Maxamuud Garaad Ee ka dhacay Adhicadeeye

Waxaa Kulan isugu yimid waxgaradka iyo odoyaasha beesha Maxamuud Garaad ee Dhulbahnte. Shirkaas ayaa waxaa ka soo qayb galay siyaasiyiin, aqoon yahano, cuqaasha iyo Garaaadada beesha Maxamuud Garaad waxaana soo xiray Garaad Jaamac Garaad Ismaacill..

 

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author