Daawo Video: Dowladda Puntland oo hubkii lagu qabtay Berbera ku eedaysay inay leedahay Somaliland

Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Xasan Cismaan Aloore oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa ka hadlay hub dhowaan Somaliland ku qabatay Markab agab laga dajinayay oo kusoo xirtay dekadda Berbera kaasoo la yiraahdo MV Shakir.

Wasiir Aloore ayaa sheegay in Hubku ay lahayd una socday Somaliland uuna sababi karo Colaad ka hurta iyaga iyo Somaliland uuna hubkaasi gacanta u gelikaro Kooxda Al-Shabaab

Puntlandes.com

About The Author