Daawo Video: Wasiirka Maaliyada Dawladda Puntland ayaa kulan la qaatay waftigii Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada Jubbaland

Waxaa maalmahan ku sugnaa Wafti balaaran oo uu hogaaminayey Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland Mudane Cabdiqani Cabdi
Jamac iyo wafti uu hogaaminyey oo u yimid Puntland in ay ka qaybgalaan shirkii New Deal ka ee ka dhacay Garowe. Hadaba maanta ayaa waftigaas waxay la kulmeen Wasiirka Maaliyada Dawladda Puntland Shire Xaaji Faarax.

Puntlandes.com
 

About The Author