Daawo sawirada gawaaridii 8 qof ku dhimatay Garowe oo la keenay

0

Waxaa la keenay magaalada Garowe ee caasimada dowlada Puntland baabuurtii isku dhacday 21-07-2014 oo ay ku dhinteen 8 ruux.  tiro intaa ka badana ay ku dhaawacantay.

Waxaad ka dhehan kartaa sawiradan sida ay isugu burbureen baabuutan. Iyadoo ay halkaas ka cadahay in ay ku socdeen xawaare aad saareeya. Wadooyinka oo liita ayaa waxaa dadka ku safrayaa caado ka dhigteen in ku baabuurta ku wadaan xawaare aad u sareeya.

Hadaba halkan ka daawo.

205

204

203

202

201

199

198

197

196

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

 

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *