Daawo Video: Ciidamo si gaar ah u tababaran oo howlgalo ka sameynaya Waddooyinka Muqdish

 

Ciidamada nabadsugidda iyo sirdooka DFS ayaa howlgallo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo ay howlgalladaasi bar bar socdeen mid ay ciidamadu ka sameynayaan isgoysyada Muqdisho.

1643

Dhanka kale ciidamada howlgallo kuwan ka wada Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa ah Ciidan ku cusub indhaha shacabka magaalada Muqdisho.

Daawo Videow

Puntlandes.com

About The Author