Daawo Video: Barnaamij dood ah oo ku saabsan daraasadii PDRC

Barnaamij looga doodayo sedexdii qodob ee ay hayada PDRC soo jeedisay oo kala ahaa:

  1. Hirgelinta Dimoqraadiyada
  2. Kor-uqaadida Amaanka
  3. Baahinta maamulka

Waxaa Hay’ada PDRC soo jeedisay in QABIILKU carqabad ku yahay Dimoqraadiyad ka hanaqaada Geyiga Puntland iyadoo ay Isimada Puntland doonayaan in haystaan awooda xad dhaafka ah ee siinaysa in ay soo xulaan Xildhibaanada Puntalnd iyadoo marka dhinaca kale loo dhigo ay afduub ku haystaan Masiirka Bulshada Puntland.

Daawo dooda

Puntlandes.com

About The Author