Dhagayso: Gen. Siciid Dheere Taliyaha Ciidamada Puntland oo VOA waraysi siiyey

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee baxay idaacada VOA ee af soomaaliga ku baxda ayaa toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dagaallada ay dawladda Puntland kula jirto Kooxda Al-Shabaab gaar ahaan dagaallada ka socda buuralayda Galgala.

Waxaana barnaamijka toddobaadkan Marti ku ah Generaal Siciid Maxamed Xirsi Taliyaha Ciidamada Puntland.

Dhagayso barnaamijka toddobaadkan ee VOA: Gen Siciid Dheere


Puntlandes.com

About The Author