Dhagayso: Somaliland oo Sharuud ku xirtay wadahadalada DFS ee Istanbul

Maanta ayaa lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalka u socday DFS iyo Somaliland oo soo jiitamayey in mudo ah.

Dad ka socda labada dhinac ayaa hadda ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Somaliland ayaa sheegtay in aanay aqbali doonin in dad u dhashay deegaannada Somaliland ay wadahadalada u matalaan dhinaca dowladda Federaalka ah.

Waxaan arrintaasi ka sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Maxamed Biixi Yunis oo u warramay BBC.

Dhagayso Wasiir Biixi


Puntlandes.com

About The Author