Daawo sawirada waftigii uu Gaas u diray Xamar si ay u soo arkaan Qabriga xil Saado Cali oo DFS ka diiday dalabkiisii ahaa in lagu aaso Puntland

0

Gaalkacyo (Pes); Gaas ayaa maanta u dirtay Xamar wafdi soo booqda ama arka Qabrigii lagu aasay AUN xil Saado Cali., Ka dib markii DFS ka diiday dalabkii Gaas ee ahaa in lagu aaso Puntland xil Saado ayey u ogolaadeen in uu u soo dirsado wafti booqda qabrigeeda. Waana ka aqbalay Dr Gaas madaxweynaha Puntland.

Waftigaan waxay ka koobnaayeen 17 xubnood waxaana hogaanimayey wasiirka arimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

.

Halkaan ka daawo Sawiradda.

248

249

250

251

253

254

255

256

257

258

259

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *