Sawiro: Guddoomiye Muungaab iyo Danjire Kay oo kulmay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guqa Magaaladda Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta xafiiskiisa Degmada Heliwaa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nickolas Kay.

Guddoomiye Muungaab iyo Kay ayaa ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ay igu muhimsaneed qaabka doorashada dowlada hoose iyo sidii caasimadda Soomaaliya loogu sameyn lahaa maqaam gooni ah.

Labada mas’uul ayaa isku dhaafsaday kulankan ay yeesheen fikrado kala duwan kuwaasoo isugu jiray sidii loo gaari lahaa doorashooyin laga qabto magaalada Muqdisho loona soo dooran lahaa dowlada Hoose ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday jawi is afgarad ah.

mungab iyo kay (1)mungab iyo kay (2)mungab iyo kay (3)mungab iyo kay (4)mungab iyo kay (5)mungab iyo kay (6)mungab iyo kay (7)mungab iyo kay (8)

 

Puntlandes.com

About The Author