Daawo muuqaal: Wasiir Dubbe oo sheegay inuu fashilmay shirkii Aisyooni kuna eedeeyay Puntland iyo Jubaland

07 April 2021 (Puntlandes) Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay inuu fashilmay shirkii Afisyooni uga socday madaxda muddo xileedkoodu dhamaaday ee DFS iyo dawlad Goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Dubbe ayaa ku eedeeyay fashilka shirka MadaxweynayaashaPuntland iyo Jubaland aysan rabin inay dalka ka dhacdo doorasho.


Puntlandes.com

About The Author