Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyey Muqdisho

20 May 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa Madaxweynahu uu ka qeybgalayaa shirka wadatashiga arimaha doorashooyinka.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Waxaa Madaxweynaha safarka ku wehelinaya Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan.



Puntlandes.com

About The Author