Daawo sawirrada-muuqaal Shirkii Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo oo Teendhada Afisyooni ka furmay

22 May 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraya sidii xal looga gaari lahaa carqabadaha ku horgudban arimaha Doorashadooyinka dalka, waxaa ka qeybgalaya Raiisul Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah JFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.



Puntlandes.com

About The Author