Dhageyso Suldaan Cawer oo si kulul uga hadlay dilkii AUN. Saado Cali

0

Suldaan Cabdirsaaq Xirsi Carab ( Suldaan Cawer) oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa asagoo qiireysan ka hadlay dilkii allaha u naxariistee Saado Cali Warsame, oo loo dilay arimo siyaasadeed, taas oo aad uga gil gisheen umada Soomaaliyeed ee maalinkasta waxgaradkeeda lagu hor leynayo.

Hoos ka dhageysa wareysiga Suldana Cawer.

Xigasho: Allidamaale.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *