Daawo Video: Su’aal ku saabsan in uu Cadeeyo Xuduuda maamulka Cadaado oo uu wariye Darabani waydiiyey madaxweyne Culusoow

Suaashii wariye Jaamac darabani: .. daqiidaqa 3:57, Intii kulamadu socdeen dadka reer Puntland waxay aad u hadal hayaan arimaha Gobolada dhexe ku saabsan oo runtii aad adigi markaad Cadaado joogtay aad tiri waxaa loo samaynayaa “Mudug iyo Galgaduud”.. marka waxaan rabaa in aad qeexdo ma “Mudug iyo Galgaduud” ayaa loo dhisayaa maamulkaas? Misse waa Koonfurta Mudug iyo Galgaduud sidee dastuurka loo waafajinayaa?

Madaxweyne Culussow jawaabtiisii waxay noqotay ka war wareeg iyo in uu been sheego lakiin wuxuu si bareer ah u yiri maamulka waa samaynayaa “in gobol la kala qaybinayo iyo inla israacinayo waxaa go’aan ka gaaraya Gudiga xadaynata!!! maxuu ismooday ninkiu?

Gaas ayaa wajigiisa waxaa ka muqday yaa dhulka la gooya wariye Darabani isagoo aad u dhibsanayey in la waydiiyo su’aashaas, markuu sidii caruurta u hadlayey xasan Sheekh na madaxa ayuu u ruxayey!!!!!

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author