Fadeexad: Gaas oo doonaya in Mudug la raacsho cadaado!!

12

Garowe (Pes)  Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ruwaayad iyo maaweelo u dhigaya Shacabka Puntlland ayaa wuxuu kooxda Dam Jadiid ee Madaxweynaha DFS Xasan Culusoow uu ka tirsan yahay Heshiis kula galay in Mudug la raaciyo Galgaduud, isla markaasna ay Raysul Wasaare ka dhigaan Gaas marka la gaaro 2016 ka iyo Xoogaa lacag ah oo ay u balan qaadeen marka uuhawshan fuliyo in ay Dibada ugu shubi doonaan.

1996a

Waxayna Gaas iyo Dam Jadiid ku xisaabtamin in dalkan dad leeyahay aanayna ka yeelayn Gaas in uu ku bedesho Hanka yar ee uu leeyahay. Shacabnka Puntland way difaacan jireen dhulkooda hadana way ka difaacanayaan CabdiQaybdiid iyo Culusoow.

Puntlandes.com

 

About The Author