Xafiiska difaaca xuquuqda aadannaha Puntlan: Xadgudubyo & gabood-fallo lagula kacay dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalooyinka waaweyn

11 May 2023 (Puntlandes) Xafiiska difaaca xuquuqda aadannaha Puntland Ayaa warbixin ka soo saaray xad-gudubyada iyo Tacadiyada ololaha doorashada Puntland loogu Gaystay dadka barakacayaasha ee ku nool magaalooyinka waaweyn Puntland.

Xafiiska ayaa sheegay in Barakacayaasha duruufaha nololeed darteed looga faaidaystay iyadoo ururada Siyaasada iyo Masuuliyiin dowladeed, ay ula dhaqmeen si xun oo biniadamnimqada ka baxsan.

Ururka KAAH ee uu hogaamiyo madaxweyne Deni ayaa isu soo baxyada wuxuu ku camirtaa barakacayaasha si uu ugu ekaysiiyo inuu haysto taageero shacab.

About The Author