Month: May 2023

Daawo Muuqaal: RW Xamse “Waxan hebal ayaa raba ma soconayso, wuxuu qof rabo dalku uma Dabranaanayo haddii dantaada laguu diido dadka been ha u sheegin”

31 May 2023 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyey inay iyagoo danahooda eeganaya ay carqabad...

Sawirro: Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed oo hay’adda ku sodhaweeyey Qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada SSC

31 May 2023 (Puntlandes) Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda...

Xil C/raxman C/shakur: Nidaamka Baarlamaaniga ku dhisan yahay heshiisyadii iyo shirweynihii lagu yagleelay dowladnimada Soomaaliya ee ka soo bilaabatay Carte, Mbagathi iyo heshiisyadii looga baxay Kumeel gaarnimada.

Sheekh Shariif, Kheyre, Cumar C/rashiid, Gaas, Shariif Xasan iyo C/qadir Cosoble..: go’aamada kasoo baxay GWQ waa kuwo baalmarsan dastuurka dowladda federalka iyo dastuuradda dowladgobaleedyada dalka