Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo Safar kale ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose
09 Marso 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Magaalada Dhoobley...