Dhagayso-Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo maanta dhagax dhigay dhismaha Isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo
Madaxweynaha dawladda PuntlandDr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo guddoomiye...