Sawiro: Madaxweyne Gaas oo Qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay guddiga tayaynta iyo shaqo qorista qaybo kamid ah hay’adaha Dawladda.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca...