Sawirro: Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS & Wasiirada Warfaafinta ee dawlad Goboleedyada oo Garowe lagu soo dhaweeyey
11 April 2018 (Puntlandes) Waxaa Caasimadda Puntland ee Garowe lagu soo dhaweeyay Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha...