C/qaadir Cosoble Cali oo isku soo sharaxay Gudoomoyaha Golaha Shacabka

10 April 2018 (Puntlandes) Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo isla markaasna ah Gudoomiyaha Giddiga Arimaha Dibadda ee Golaha Shacabka ayaa waxa uu isku soo sharaxay Gudoomoyaha Golaha Shacabka oo dhawaan lagu wado inay doorashadiisu dhacdo.

21a4

Xildhibaan Cabdulqaadir ayaa ah maalqabeen Ganacsade ah laga yaqaan Koonfurta Soomaaliya, waxaana suuqa ku jirta inuu ka mid yahay Siyaasiyiinta adka uga soo horjeeda.

Musharaxa ayaa kasoo jeeda Beesha Hawiye oo aan u tartami jirin jagadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna isku saami yihiin Ra’iisul wasaaraha daw ladda Faderaalka Soomaaliya.

Puntlandes.com

About The Author