Sawirro: Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS & Wasiirada Warfaafinta ee dawlad Goboleedyada oo Garowe lagu soo dhaweeyey

11 April 2018 (Puntlandes) Waxaa Caasimadda Puntland ee Garowe lagu soo dhaweeyay Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Iidaan Yuunis iyo Wasiirada Warfaafinta ee dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah DFS.

Wafdiga ayaa Garowe usoo gaaray ka qaybgalka shir maanta ka furmi doono Garowe.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Qarjab, Wasiiro ka tirsan Dawladda Puntland Agaasimaha Wakaaladda Warbaahinta iyo Horumarinta Tiknoloojiyadaa Puntland Mudane Cabdirisaaq Gosol iyo Xubno kale ayaa oo dhaweeyay Wafdiga.

Masuuliyiinta Warfaafinta dawladda Federaalka ayaa Saxaafadda uga warbixiyay shirka berito dhici doono iyo waxyaabaha looga hadli doono.
Ugu dambeyntii Wafdig ayaa lageeyay Hoteladda ay k dagi doonaan magaaladda Garowe.

Daawo swawirrada

1

2

3

4

5

5a

6

7

8

9

10

11

Puntlandes.com

About The Author