Daawo Video: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee PL oo xilka la wareegay

162b

29 jun 2015 (Puntlandes) Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta xilka la wareegay. Wasiirka ayaa xilka kala wareegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas maadaama uu wasiirkii hore deg deg uu xilka isaga wareejiyey.

Munaasabad balaaran oo uu wasiirka cusub xilka kula wareegay ayaa waxay maanta ka dhacda Xurunta Wasaaradaasi ee Garowe waxaana ka soo qayb gaýb galay marti sharaf iyo madaxda iyo shaqaalaha wasaaradaasi.

Wasiirka cusub ayaa wuxuu u mahadceliyey madaxdii uga horaysay wasaaradaasi oo soo gaarsiiyey meel aad u wanaagsan wuxuuna balan qaaday inuu sii wadidoono shaqadii aysoo bilaabeen.
Daawwo xilk wareejinta

Puntlandes.com

About The Author