Hiigsiga Puntlandes

Waxaanu danaynaa horumarka Puntland.

Horumarna waxuu ku yimaadaa:

-Shaqo adag

-Maamulwanaag

-Isla xisaabtan dhab ah

-Is toosin iyo turxaanbixin, iwm

Madaxda waa in la sixi karaa loona sheegi karaa hadii ay wado qaldan ku wadaan dalka iyo dadka.

Waxaanu danaynaa horumarka Soomaaliya. Horumarna waxuu ku yimaadaa shaqo adag, maamulwanaag, isla xisaabtan dhab ah, is toosin iyo turxaanbixin, iwm

 

www.puntlandes.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *