Sawirro: Puntland oo hirgelinnaysa Siyaasadda Isku-tashiga & Kharash-daboolidda Caafimaadka
13 July 2026 (Puntlandes.com) Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo kaashanaysa bahwadaagta caafimaadka waxay si rasmi ah maanta u shaacinaysaa hirgelinta Siyaasadda Kharash-Daboolidda Caafimaadka...