Home » Archives by category » Wararka maanta
Daawo Madaxwayne Deni “dalkaan hal dowlad uun buu yeelanayaa dowlado isku dhex jira yeelanmayo, Hal Ciidan buu yeelanayaa Ciidamo Rag leeyihiin ma yeelanaayo”

Daawo Madaxwayne Deni “dalkaan hal dowlad uun buu yeelanayaa dowlado isku dhex jira yeelanmayo, Hal Ciidan buu yeelanayaa Ciidamo Rag leeyihiin ma yeelanaayo”

30 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxwaynaha dawladda Puntland mudane Siciid cabdulaahi Deni oo ka hadlay munaasabad lagu soo dhawaynayey oo ka dhacday magaalada Burtinle ayaa sheaagay inaysan Puntland yeelan doonin ciidamo rag leeyihiin iyo dawlado isku dhex jira waa siduu hadalka u dhigaye. Madaxwayne Deni ayaa yiri “dalkaan hal dowlad uun buu yeelanayaa dowlado isku dhex […]

Daawo Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Waare oo faahfaahiyey sababta uu Farmaajo ugu hawlan yahay ka shaqaynta burburinta Puntland, lana taliyey shacabka Puntland

Comments Off on Daawo Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Waare oo faahfaahiyey sababta uu Farmaajo ugu hawlan yahay ka shaqaynta burburinta Puntland, lana taliyey shacabka Puntland
Daawo Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Waare oo faahfaahiyey sababta uu Farmaajo ugu hawlan yahay ka shaqaynta burburinta Puntland, lana taliyey shacabka Puntland

30 Nov 2021 (Puntlandes) Daawo Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Waare oo faahfaahiyey sababta uu Farmaajo ugu hawlan yahay ka shaqaynta burburinta Puntland, lana taliyey shacabka Puntland Puntlandes.com

Continue reading …

Midowga Musharaxiinta oo War Kulul ka soo saaray arrimaha doorashooyinka

Comments Off on Midowga Musharaxiinta oo War Kulul ka soo saaray arrimaha doorashooyinka
Midowga Musharaxiinta oo War Kulul ka soo saaray arrimaha doorashooyinka

30 Nov 2021 (Puntlandes)Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray shirar maalmihii la soo dhaafay u socday oo looga hadlayay geeddi socodka doorashooyinka ayaa caddeeyay in waxa socda aan lagu tilmaami karin doorasho oo ay tahay boob qaawan oo dalka u horseedi karta qalalaase siyaasadeed, xasillooni darro iyo Nabadgelyo la’aan. Golaha ayaa soo saaray […]

Continue reading …

Daawo Muuqaal: Boqor Buurmadow oo sheegay in si qaldan loo fasirey hadal uu yiri

Comments Off on Daawo Muuqaal: Boqor Buurmadow oo sheegay in si qaldan loo fasirey hadal uu yiri
Daawo Muuqaal: Boqor Buurmadow oo sheegay in si qaldan loo fasirey hadal uu yiri

30 Nov 2021 (Puntlandes) Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo shi jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay war dhawaan laga faafiyay oo dhaliyay muran badan. Boqor Buurmadow waxa uu xusay in fasiraad qalad ah laga bixiyey war uu ka sheegay kulan beeleed ka dhacay magaalada Baydhabo. ”Hadalkii aan dhawaan ka sheegay shirkii Beeleedka […]

Continue reading …

Sawirro: Farmaajo iyo Sheekh Tamim oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Comments Off on Sawirro: Farmaajo iyo Sheekh Tamim oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Sawirro: Farmaajo iyo Sheekh Tamim oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

30 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo […]

Continue reading …

Madaxweyne Deni oo magacaabay guddoomiyaha hay’adda waddooyinka dowladda Puntland

Comments Off on Madaxweyne Deni oo magacaabay guddoomiyaha hay’adda waddooyinka dowladda Puntland
Madaxweyne Deni oo magacaabay guddoomiyaha hay’adda waddooyinka dowladda Puntland

29 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee November 29, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: baahida loo qabo horumarinta Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland. Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa, kartidiisa iyo […]

Continue reading …

Daawo Muuqaal: Rooble oo habka fogaan aragga shir uu ku canaantay kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka

Comments Off on Daawo Muuqaal: Rooble oo habka fogaan aragga shir uu ku canaantay kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka
Daawo Muuqaal: Rooble oo habka fogaan aragga shir uu ku canaantay kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka

29 Nov 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka, ayaa faray in ay ilaaliyaan hufnaanta doorashada iyo wadashaqeynta dhexdooda ah, si doorashadu u noqoto mid lagu kalsoonaan karo. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa qoraal uu soo barta uu ku […]

Continue reading …

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka

Comments Off on Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka
Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka

29 Nov 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane, Xassan Shire Cabdi ayaa kormeeray dhismaha cusub ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka. Dhismahan, oo socday bilihii u dambeeyay ayaa meel wanaagsan maraya, waxana Wasiirka xog-dheeri ah ka siiyay madaxda shirkada wada dhismahan. Xasan Shire, ayaa bogaadiyay shaqada socota waxana uu booqday qeybaha kore ee dhismaha. […]

Continue reading …

Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Comments Off on Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho
Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

29 Nov 2021 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Caasimadda Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Dr. Thorsten Hutter, oo uu wehelinayay Madaxa Qeybta Bariga Afrika ee Wasaaradda Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta, Mudane Marcus von […]

Continue reading …

Rooble oo Midowga Musharaxiinta u ballan qaaday inuu sixi doono daahfurnaan la`aanta doorashadu ku bilaabatay

Comments Off on Rooble oo Midowga Musharaxiinta u ballan qaaday inuu sixi doono daahfurnaan la`aanta doorashadu ku bilaabatay
Rooble oo Midowga Musharaxiinta u ballan qaaday inuu sixi doono daahfurnaan la`aanta doorashadu ku bilaabatay

28 Nov 2021 (Puntlandes) Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka. Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muujiyay daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay iminka wax u socdaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

Continue reading …
Page 1 of 1489123Next ›Last »