Haweenka Jigjiga oo islaqaatay in guurka Raqiis laga dhigo.

08 May 2024 (Puntlandes.com) Haweenka Caasimada Dawlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga oo kulan waqti qaatay yeeshay ayaa isla qaatay Go’aamo guurka ku saabaan.

Go’aamada ay haweenka Jigjiga gaareen ayaa kala ah:

1. In la joojiyo lacagta horumarinta ah ee laga keenayo gabdhaha (Sooryo , Yara’s iwm)

2. In la joojiyo alaabta diiqada.

3. Wiilku hantida uu qaraabada gabadha siinayo in uu si qarsoodi ah u siiyo iyo

4. In la joojiyo kharashaadka faraha badan ee lagu bixiyo huteellada xiliyada guurka.

About The Author